HomeWararAkhriso:Cameey"Shaqadiisii ayaan u fasaxay kadib markii la xaliyay khilaafkii

Akhriso:Cameey”Shaqadiisii ayaan u fasaxay kadib markii la xaliyay khilaafkii

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ahna ku simaha madaxweynaha Puntland ayaa  dib u shaqadiisii ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland Maxamed Faarax Ashkir oo dhawaan uu shaqo joojin ku sameeyay. Mudane,Cameey ayaa sheegay in xal buuxa xiligaan laga gaaray khilaaf dhaliyay in Shaqa joojin lagu sameeyo Agaasimaha. Hoos Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ahna ku simaha madaxweynaha Puntland ayaa  dib u shaqadiisii ugu fasaxay agaasimihii hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland Maxamed Faarax Ashkir oo dhawaan uu shaqo joojin ku sameeyay.

Mudane,Cameey ayaa sheegay in xal buuxa xiligaan laga gaaray khilaaf dhaliyay in Shaqa joojin lagu sameeyo Agaasimaha.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Ku xigeenka Puntland

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts