HomeWararSactar u rarnaa Ganacsato oo ku quusay Xeebaha Gobolka Mudug

Sactar u rarnaa Ganacsato oo ku quusay Xeebaha Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Meel aan ka fogeen Xeebaha Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa xalay ku quusay Sactar u rarnaa Ganacsato Reer Galmudug ah waxaa ka dhashay khasaaro Hantiyadeed oo soo gaaray qalabkii saarnaa Sactarkaas. Qaar kamid ah dadka ku nool Magaalada Hobyo,oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay sheegeen in Markabkaan uu ka yimid Magaalada Muqdisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Meel aan ka fogeen Xeebaha Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa xalay ku quusay Sactar u rarnaa Ganacsato Reer Galmudug ah waxaa ka dhashay khasaaro Hantiyadeed oo soo gaaray qalabkii saarnaa Sactarkaas.

Qaar kamid ah dadka ku nool Magaalada Hobyo,oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay sheegeen in Markabkaan uu ka yimid Magaalada Muqdisho islamarkaana uu Qalab kala duwan u waday Dekadda Hobyo,balse inta uusan gaarin uu quusay Shaqaalihii saarnaana la bad baadiyay.

- Advertisement -

Markabka  ayaa Siday Qalab dhisme oo ah Dhisme loogu talo galay Wadada u dhaxeysa Hobyo iyo Gaalkacyo,islamarkaana qalabka intiisa badan ay Biyaha quuseen.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in ay Goobta gaaraan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug si ay ula socdaan qaabka uu Markabka u quusay iyo khasaaraha gaaray Qalabkii saarnaa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts