HomeWararSawiro:Safiirka Swedan iyo Agaasimaha HSJ oo ka wada hadlay aqoonsiga Basaboorka Soomaliya

Sawiro:Safiirka Swedan iyo Agaasimaha HSJ oo ka wada hadlay aqoonsiga Basaboorka Soomaliya

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud ee HSJ  G/Sare Moxamed Adam Koofi ayaa kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho. Safiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada Dowladood iyo sidii dowlada Swedan u aqoosan laheyd Basaboorka Soomaliga si muwaadiniinta Soomaliyeed ay ugu tagaan […]

- Advertisement -

Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud ee HSJ  G/Sare Moxamed Adam Koofi ayaa kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho.

Safiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada Dowladood iyo sidii dowlada Swedan u aqoosan laheyd Basaboorka Soomaliga si muwaadiniinta Soomaliyeed ay ugu tagaan Swedan.

- Advertisement -

Safiirka Swedan Mikael Lindvall ayaa aqbalay labada arimaha ay ka wada hadleen Agaasimaha guud HSJ waxana uu sheegay in uu la wadaagi doono madaxda ugu sareysa Swedan ayna ugu horeyn ka shaqeyn doonaan aqoonsiga basaboorka Soomaliga ah.

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories