HomeWararDhageyso:-Maamulka degmada Kaxda oo dalabday gurmad loo sameeyo dadka barakacayaasha ah

Dhageyso:-Maamulka degmada Kaxda oo dalabday gurmad loo sameeyo dadka barakacayaasha ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maamulka Degmada Kaxda ee Gobolkaan Banaadir ayaa ka hadlay xaalada dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmadaasi kadib roobkii dhawaan ka da’ay degmadaas kaas oo saameyn weyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah. Gudoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Maxamed Macalin,ayaa Radio Dalsan u sheegay in xaalada dadka barakacayaasha ku nool degmada Kaxda ay aad u liidato […]

- Advertisement -

Maamulka Degmada Kaxda ee Gobolkaan Banaadir ayaa ka hadlay xaalada dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmadaasi kadib roobkii dhawaan ka da’ay degmadaas kaas oo saameyn weyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah.

Gudoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Maxamed Macalin,ayaa Radio Dalsan u sheegay in xaalada dadka barakacayaasha ku nool degmada Kaxda ay aad u liidato islaamarkaana xerooyinka qaar ay taakuleyn aan buurneen ka helaan Maamulka gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed iyo Ganacsatada intaba in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo dadka barakacayasha ah, waxa uuna sidoo kale sheegay in dhankooda ay ka qeyb qaadan doonaan gurmadkaas.

Degmada Kaxda ee gobolkaan Banaadir ayaa waxaa haatan ku nool boqolaal qoys oo kamid ah dadkii ka soo barakacay Gobolada dalka Somaaliya kadib abaartii ka dhacday walow haatan ay sii yaraaneyso.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories