HomeWararDhageyso:-Cameey"Ma aqbaleyno in uu Arday ka haro Imtixaanka

Dhageyso:-Cameey”Ma aqbaleyno in uu Arday ka haro Imtixaanka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar(Cameey) ayaa Maanta daahfuray Intixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee deegaanada Puntland oo ay Maanta u fariisteen in Kumaan Arday. Mudane Cameey ayaa sheegay in imtixankaan inta uu socdo loo baahan yahay Guddiga loo xilsaaray in ay siadaalad ah ugu Shaqeeyaan Ardayda imtixaanka galeysa. Sidoo kale waxa uu […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar(Cameey) ayaa Maanta daahfuray Intixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee deegaanada Puntland oo ay Maanta u fariisteen in Kumaan Arday.

Mudane Cameey ayaa sheegay in imtixankaan inta uu socdo loo baahan yahay Guddiga loo xilsaaray in ay siadaalad ah ugu Shaqeeyaan Ardayda imtixaanka galeysa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Madaxda Wasaarada waxbarashada Maamulka Puntland in aysan dhciin Arday in uu uga haro Fiiga ama lacagta uu ku geli lahaa Imtixaanka islamarkaana Wasaaradu taasi ay ku dadaasho.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories