HomeWararDhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo soo saaray amar ku socda Shacabka Baladweyne

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo soo saaray amar ku socda Shacabka Baladweyne

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maamulka gobolka Hiiran ayaa amar ku bixiyay in ay si dhaqso ah looga guuro dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan oo ku taalla Magaalada Baladweyne. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in sideg deg ah looga baahn yahay in ay uga guuraan dadka degan Xaruntii hore ee […]

- Advertisement -

Maamulka gobolka Hiiran ayaa amar ku bixiyay in ay si dhaqso ah looga guuro dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan oo ku taalla Magaalada Baladweyne.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in sideg deg ah looga baahn yahay in ay uga guuraan dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan,sidayactir loogu sameeyo.

- Advertisement -

Waxa uu shegay in ay dadkaasi fursad u heestaan mudo 5 maalin oo kaliya isaamarkaana hada la diyaariyay qalabkii lagu dhisi lahaa maadaama ay muhiim u tahay Bulsahda qeybahela duwan.

Cali Jeyte cusmaan gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad lagu dhagac dhigayay Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan ee Magaalada Baladweyne.

Hoos Ka Dhageyso codka gudoomiyaha

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories