HomeWararXildhibaanadii dhawaan ku shiray Kenya oo Maanta cadeynaya mowqifkooda

Xildhibaanadii dhawaan ku shiray Kenya oo Maanta cadeynaya mowqifkooda

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu shir Jaraa’id War-Baahinta ugu qabto gudoomiyaha madasha (Horusocod) oo ay dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya si KMG, ah ugu doorteen in uu u noqdo gudoomiye. Xildhibaano ku dhow boqol oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay gudoomiye si KMG, ah ugu doorteen Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiidig,iyagoo sheegy […]

- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu shir Jaraa’id War-Baahinta ugu qabto gudoomiyaha madasha (Horusocod) oo ay dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya si KMG, ah ugu doorteen in uu u noqdo gudoomiye.

Xildhibaano ku dhow boqol oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay gudoomiye si KMG, ah ugu doorteen Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiidig,iyagoo sheegy in ay yihiin Xildhgibaano doonaya’Horusocod’.

- Advertisement -

Xog ay heshay Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegeysa in Gudoomiye(Xidig)  la filayo in Maanta shirkiisa Jaraa’id in uu ku faah faahiyo sababta loo aas aasay Madsha(Horusocod) oo dadka qaar u arkaan in ay tahay mid lagu mucaaradayo Madaxda ugu sareysa dowladd Somaaliya sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre)

Wixii ka soo baxa shirka Jaraa’id kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories