HomeWararDhageyso:-Puntland oo Shaacisay Waqtiga uu bilaabanayo imtixaanka Sanadkaan

Dhageyso:-Puntland oo Shaacisay Waqtiga uu bilaabanayo imtixaanka Sanadkaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maamulka Puntland ayaa maanta Shaaciyay waqtiga uu dhankooda ka bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaaddeyso dowladda Federaalka Somaaliya iyo tirada Arday ee imtixaankaas ka qeybgaleysa. Agaasimaha Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Axmed Saahid ayaa War-Baahinta u sheegay in imtixanka deegaanada Maamulka puntland uu ka bilaabn doono 20 Bishan May oo ku beegan Maalinta Sabtida ah ee […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa maanta Shaaciyay waqtiga uu dhankooda ka bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaaddeyso dowladda Federaalka Somaaliya iyo tirada Arday ee imtixaankaas ka qeybgaleysa.

Agaasimaha Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Axmed Saahid ayaa War-Baahinta u sheegay in imtixanka deegaanada Maamulka puntland uu ka bilaabn doono 20 Bishan May oo ku beegan Maalinta Sabtida ah ee soo socota.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ahdalkiisa intaas raaciyay in uu imtixaankaan ka dhici doono ilaa 84 Xarumood oo ku yaalla deegaanada Puntland waxaana ay gaarayan imtixaanka Ardayda Sanadkaan ka qeyb qaadaneysa ay yihiin 12687 Arday.

Hoos Ka Dhageyso Codka Agaasimaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories