HomeWararDabaaldegyo kooban oo Maanta ka dhacaya deegaanada Somaaliland

Dabaaldegyo kooban oo Maanta ka dhacaya deegaanada Somaaliland

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dabaaldegyo aan sidaasi u buurneyn oo ka duwan kuwii horay loo qaban jiray ayaa maanta ka dhacay deegaano badan oo ka tirsan Maamulka Somaaliland kuwaas oo lagu maamuusayo Xuska 18 may oo ay Somaaliland aaminsan tahay in ay tahay waqtigii ay ka Go’day somaaliya inteeda kale. Madaxweynaha maamulka Somaaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa horay ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabaaldegyo aan sidaasi u buurneyn oo ka duwan kuwii horay loo qaban jiray ayaa maanta ka dhacay deegaano badan oo ka tirsan Maamulka Somaaliland kuwaas oo lagu maamuusayo Xuska 18 may oo ay Somaaliland aaminsan tahay in ay tahay waqtigii ay ka Go’day somaaliya inteeda kale.

Madaxweynaha maamulka Somaaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa horay ugu dhawaaqay in Sanadkaan la joojiyay dabaaldegyadii iyo Xafaladihii waaweeynaa ee la dhigi jiray islamarkaana dhaqaalihii ku bixi lahaa loo weeciyay taakuleenta dadka ay abaartu saameeysay ee ku nool deegaanada kala duwan ee Maamulka Somaaliland.

- Advertisement -

Sanadii 1991 18 bishii May, ayay Somaaliland ku dhawaaqeen in ay yihiin dowladda Gooni ah islamarkaana ay ka Go’een Somaaliya waxana jirin xiligaas wixii ka dambeeyay cid u aqoonsatay in ay yihiin dowlad kale iyagoo weli wada sidii loo aqoonsan lahaa.

Dabaaldegyo kooban ayaa ka dhici doona Magaalooyinka Burco, Hargeyso iyo Magaalooyin kale balse waxaan jirin Xaflado waaweyn oo la qabanaayo sidii horay looga bartay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts