HomeWararDhageyso:-Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay Tirada ka qeyb galeysa Imtixaanka Sanadkaan

Dhageyso:-Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay Tirada ka qeyb galeysa Imtixaanka Sanadkaan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaarada Waxbarashada dowladda Federaalka ah ee Somaaliya ayaa faah faahin Guud ka bixisay waqtiga uu bilaaban doono imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanadkaan markale dowladda Somaaliya ay qaadeyso iyo tirada rasmiga ah ee ka qeyb galeysa Imtixaanka. Wasiirka Waxbarashada Somaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo War-Baahinta kula hadlayay Magaalada muqdisho ayaa sheegay in Sanadkaan tirada ka qeybgaleysa […]

- Advertisement -

Wasaarada Waxbarashada dowladda Federaalka ah ee Somaaliya ayaa faah faahin Guud ka bixisay waqtiga uu bilaaban doono imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanadkaan markale dowladda Somaaliya ay qaadeyso iyo tirada rasmiga ah ee ka qeyb galeysa Imtixaanka.

Wasiirka Waxbarashada Somaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan oo War-Baahinta kula hadlayay Magaalada muqdisho ayaa sheegay in Sanadkaan tirada ka qeybgaleysa Imtixaanka ay gaarayaan ilaa 23,000 oo Arday oo ka kala socda Afar maamul Goboleed iyo gobolkaan Banaadir halka Imtixaanka uu bilaaban doono 20 Bishaan oo ku beegan Maalinta Sabtida ah ee soo socota.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka ayaa ugu baaqay Waalidiinta in Caruurtooda ay u fududeeyaan qaabkii ay ku geli la haayeen Imtixaanka Sanadkaan kaas oo waxbarashadiisa ay waqti badan soo geliyeen.

Hoos Ka Dhageyso Shirk Jaraa’id ee Wasiirka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories