HomeWararDhageyso:-Ehelada Haween ay afduubteen Ciidanka Liyuu Booliis oo baaq u diray dowladda...

Dhageyso:-Ehelada Haween ay afduubteen Ciidanka Liyuu Booliis oo baaq u diray dowladda Somaaliya

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ciidamada Liyuu Booliis ayaa lagu eedeeyay in Maalmihii u dambeysay ay afduub ka geysanayeen qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud iyagoo afduubanayay Haweenka in kastoo weli aan la cadeen sababta ka dambeysay falkaas afduubka ah oo ay ku kacayaan Ciidamada Liyuu Booliis ee ka dhisan dowlad deegaanka Somaalida Itoobiya ee loo yaqaano kilinka Shanaad.

Fartuun Cawil Cabdulle oo Ehelo la ah Haweenka ay  afduubteen Ciidamada Liyuu Booliis oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegtay in markii hore Hooyadeed oo lagu magacaabo Nasteexo Faarax Axmed Nuuray afduubteen Ciidamo Maleeshiyaad ah  islamarkaan ay ku wareejiyeen Ciidanka Liyuu Booliis.

Waxa ay sheegtay in ay iyagu yihiin dad xoolo dhaqato ah oo ku nool Tuulo lagu magacaabo Tuulo Qorax oo u dhow deegaanka Kaxandhaale islamarkaana Hooyaded la heesto muo ka badan 6 Maalmood islamarkaana lala afduubtay Haweeneey kale oo la socota.

Waxay hadalkeeda intaas raacisay in warar kala duwan ay ka soo baxayaan afduubkaas islamarkaana loo sheegay in lagu haayo deegaanka Kaxandhaale ayna gacanta ku hayaan ciidamada Liyuu Booliis kana walwalsan yihiin.

Gaba gabadii ayaa waxa ay dalbatay in garab laga siiyo sidii loo sii deyn lahaa Hooyadeed iyo Haweeney la socotay oo Maalintii Lixaad ka maqan.

Weli wax War ah kama soo saarin Maamulka Galmudug afduubka Ciidanka Liyuu booliis ay ku hayaan qaar kamid ah Haweenka ku nool deegaanada Gobolka Galgaduud.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories