HomeWararWeerarkii ugu ballaarnaa ee dhanka Cyber-ka ah oo lagu qaaday in ka...

Weerarkii ugu ballaarnaa ee dhanka Cyber-ka ah oo lagu qaaday in ka badan boqol waddan iyo sharikado caalimi ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Weerarkan waxaa loo adeegsaday Virus, markii hore laga xaday hay’adda Nabadsugidda maraykanka ee magaceeda loo soo gaabsho NSA. Weerarka waddamada uu aadka u saameeyay waxaa kamid ah Russia, Ukraine iyo Thailand. Sidoo kale qaar kamid ah isbitaalladii dalka Britain ayaa la curyaamiyay kadib markii la fariisiyay aaladihii ay ku kaydsanaayeen macluumaadka bukaanka. Soomaaliya waa ay […]

- Advertisement -

Weerarkan waxaa loo adeegsaday Virus, markii hore laga xaday hay’adda Nabadsugidda maraykanka ee magaceeda loo soo gaabsho NSA.

Weerarka waddamada uu aadka u saameeyay waxaa kamid ah Russia, Ukraine iyo Thailand.

- Advertisement -

Sidoo kale qaar kamid ah isbitaalladii dalka Britain ayaa la curyaamiyay kadib markii la fariisiyay aaladihii ay ku kaydsanaayeen macluumaadka bukaanka.

Soomaaliya waa ay ka badbaaday weerarradan maadaama aysan hay’adaha dawladdu jirin wax macluumaad ah oo ugu kaydsan dhanka Computerarrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories