HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Khudbad ka jeediyey shirka London waxaa uu kaga hadlay dhinacyo badan, sida dagaalka lagula jiro Alshabaab. Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga hadlay dhinaca amaanka, waxaana uu  sheegay inay ciidanka xoogga iyo AMISOM ay dadaal ugu jiran sidii loo xaqiijin lahaa sugida amniga dalka oo uu tilmaamay in hada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Khudbad ka jeediyey shirka London waxaa uu kaga hadlay dhinacyo badan, sida dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga hadlay dhinaca amaanka, waxaana uu  sheegay inay ciidanka xoogga iyo AMISOM ay dadaal ugu jiran sidii loo xaqiijin lahaa sugida amniga dalka oo uu tilmaamay in hada uu yahay mid wanaagsan oo la’isku haleyn karo.

- Advertisement -

 

Madaxweynaha ayaa soo jeediyey in laga qaado cunaqabateenta saaran Soomaaliya, xilili uu ka hadlayey dagaalka Alshabab oo uu sheegay in loo baahan yahay la helo hub ka tayo wanaagsan kan Al-Shabaab, ciidamada ammaankana ay helaan hub casri ah, sidaa darteedna uu codsaday in laga qaado Soomaaliya cunaqabateynta hubka.

Soomaaliya waxaa cunaqabateenta dhanka Hubka la saaray sanadkii 1992-dii, xilligaasi oo ay burburtay dowladdii dhexe ee dalka.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories