HomeWararDHAGEYSO: Howlgallo Laga Sameeyey Deegaano Ka Tisan Shabeellaha Hoose

DHAGEYSO: Howlgallo Laga Sameeyey Deegaano Ka Tisan Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay howlgallo ballaaran maanta ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanka Leego  iyo garoonka Baladoogle, kuwaasi ka dhan ah isbaarooyinka yaala gobolkaasi. Ciidamada ayaa maanta ku guuleystay inay qaadaan dhowr jidgooyo oo tiilay deegaanadaas, islamarkaana ka saaray […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay howlgallo ballaaran maanta ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanka Leego  iyo garoonka Baladoogle, kuwaasi ka dhan ah isbaarooyinka yaala gobolkaasi.

Ciidamada ayaa maanta ku guuleystay inay qaadaan dhowr jidgooyo oo tiilay deegaanadaas, islamarkaana ka saaray burcadii ay u tiilay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Cabdullaahi Isxaaq oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka warbiyey howlgalkaas, waxaana uu sheegay inay wadajir u sameeyeen ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM, laguna qaaday dhor isbbaaro.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories