HomeWararGudoomiyihii Degmada Kuntuwaareey oo ka mid noqday Dadki Shalay ku Geeriyooday Qaraxii...

Gudoomiyihii Degmada Kuntuwaareey oo ka mid noqday Dadki Shalay ku Geeriyooday Qaraxii (Sawiro)

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Gudoomiyahii degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose Cabdiraxmaan Sabdow Daahir ayaa la shaaciyey inuu ka mid ah dadkii shalay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay wadad Maka-almukarama ee magaalada Muqdisho. C/raxmaan ayaa ka mid ahaa guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Shabeellaha hoose ee Dibad-joogga ku ahaa Magaalada Muqdisho, kuwaasoo aysan u suurta gelin inay tagaan Deegaanada xilalka ay […]

- Advertisement -

Gudoomiyahii degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha hoose Cabdiraxmaan Sabdow Daahir ayaa la shaaciyey inuu ka mid ah dadkii shalay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay wadad Maka-almukarama ee magaalada Muqdisho.

C/raxmaan ayaa ka mid ahaa guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Shabeellaha hoose ee Dibad-joogga ku ahaa Magaalada Muqdisho, kuwaasoo aysan u suurta gelin inay tagaan Deegaanada xilalka ay ka hayaan.

- Advertisement -

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa shalay ka dhacay maqaayada Itaaliyaan oo ku taala ka soo horjeedka Shaneema Soomaaliya ee wadada Maka-almukarama, kaasi oo ay ku dhinteen xubno uu ka mid ahaa gudoomiyihii Kuntuwaareey ee Sh/hooose, kaa soo maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories