HomeWararAlshaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay

Alshaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aynu ka heleyno gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Goof-gaduud Shabeelow ayaa ku waramaya inay la wareegeen ciidamo katirsan Ashabaab, kadib weerar ay ku qaadeen deegaankaas. Dagaal culus ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaanka, una dhaxeeyey ciidamada maamulka Koonfur galbeed,kuwa dowladda oo dhinac ah iyo Alshabaab, kaasi oo qaatay saacado, islamarkaana dadka deegaanka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aynu ka heleyno gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Goof-gaduud Shabeelow ayaa ku waramaya inay la wareegeen ciidamo katirsan Ashabaab, kadib weerar ay ku qaadeen deegaankaas.

Dagaal culus ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaanka, una dhaxeeyey ciidamada maamulka Koonfur galbeed,kuwa dowladda oo dhinac ah iyo Alshabaab, kaasi oo qaatay saacado, islamarkaana dadka deegaanka ay sheegeen in la’isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u Xaqiijiyey inay la wareegen Alshabaab deegaanka Goof-gaduud, oo saakay ay duulaan ku qaadeen, kaasi oo 30-KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ilaa iyo hada ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed oo ku aadan dagaalkaas, hayeshee qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa inoo sheegay inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacyo loo soo qaaday isbitaalada magaalada Baydhabo.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts