HomeWararDhageyso: Hantidhoorihii xilka laga qaaday oo ka horyimid xil wareejintii maanta dhacday.

Dhageyso: Hantidhoorihii xilka laga qaaday oo ka horyimid xil wareejintii maanta dhacday.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dr Nuur Faarax jimcaale oo ay xukuumada horay u sheegay in ay xilka qaadis ku sameeyeen ayaa waxa uu sikulul kaga horyimid xilka qaadista la sheegay in lagu sameeyay iyo waliba xil wareejinta maanta ka dhacday Muqdisho uu xilka kula wareegay ku xugeynkiisa kaa oo horay xukuumada si KMG ah xilka ugu dhiibeen. Dr Nuur […]

- Advertisement -

Dr Nuur Faarax jimcaale oo ay xukuumada horay u sheegay in ay xilka qaadis ku sameeyeen ayaa waxa uu sikulul kaga horyimid xilka qaadista la sheegay in lagu sameeyay iyo waliba xil wareejinta maanta ka dhacday Muqdisho uu xilka kula wareegay ku xugeynkiisa kaa oo horay xukuumada si KMG ah xilka ugu dhiibeen.

Dr Nuur Faarax jimcaale ayaa ka digay qalalaad laga gado sharciga iyo dastuurka wuxuuna sheegay in uu san aqbaleen sharci daro xilka looga qaado.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories