HomeWararDhageyso: Ciidamada Liyuu-boliska oo dad ka barakiciyay deegaano hoostaga Galgaduud

Dhageyso: Ciidamada Liyuu-boliska oo dad ka barakiciyay deegaano hoostaga Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

sida uu Dalsan u xaqiijiyay nabadoon Jaamac Nuure oo kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka ay dhibaatada ka taagantahay ayaa waxa uu sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dowlad deegaanka Soomalida ay Itopiya xukunto in ay si’lama filaan ah ku tageen tuulooyin u dhow Galinsoor taa oo keentay in dadkii ay iskaga barakacaan goobihii ay […]

- Advertisement -

sida uu Dalsan u xaqiijiyay nabadoon Jaamac Nuure oo kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka ay dhibaatada ka taagantahay ayaa waxa uu sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa dowlad deegaanka Soomalida ay Itopiya xukunto in ay si’lama filaan ah ku tageen tuulooyin u dhow Galinsoor taa oo keentay in dadkii ay iskaga barakacaan goobihii ay ku dhaqanaayeen.

nabadoonka ayaa sheegay dadka haatan barakaca sameeyay in ay ahaayeen dad deegaanadooda ay horay uga soo barakiciyeen ciidamada Liyuu-boliska

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories