HomeWararDHAGEYSO: Guddoomiye Taabid “ Cadaalad Darrada Jirta Waxbaan Ka Qaban Doonaa”

DHAGEYSO: Guddoomiye Taabid “ Cadaalad Darrada Jirta Waxbaan Ka Qaban Doonaa”

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Guuddoomiya gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay inay jirto cadaalad darro baahsan, hayeeshee maamulka gobolku uu wax ka qaban doono, si loo helo Cadaalad iyo Sinaan.

Guddoomiye Taabid ayaa tilmaamay inuu ogyahay heerka ay gaarsiisan tahay cadaalad darrada oo uu xusay inuu ku soo noolaa Muqdisho, isagoo aan masuul ahyn, islamarkaana uu dareensanyahay khalaadka badan ee ka jira dhanka cadaalada.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay inay ugu badan tahay dhinaca dhulalka la’isku, heysto oo uu qiray inay ka jirto cadaalad darro, dad badana looga hiiliyey cadaalada.

Guddoomiyaha gobolka ayaa ballan qaaday inuu xoojin doono tiirka cadaalada, isagoo la kaa shan doona madaxda maamulada degmooyinka gobolka, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan in qof kastaa uu si cadaalad ah ku helo waxa ka maqan.

Halkaan hoose ka dhageyso  Codka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories