HomeWararSheikh Shaakir “ Nama Quseyso Doorashadii Galmudug”

Sheikh Shaakir “ Nama Quseyso Doorashadii Galmudug”

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu sunna ayaa ka hadlay, markii ugu horeysay doorashada madaxweynaha Galmudug ee shalay ka dhacaday magaalada Cadaado, islamarkaana madaxweyne loo doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynaha Ahlu sunna Sheikh Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay inaysan qusyen doorashadaas, oo uu ku soo baxay Xaaf, islamarkaana xusay inay ahayd mid gaar ah, mowqifkoodiina […]

- Advertisement -

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlu sunna ayaa ka hadlay, markii ugu horeysay doorashada madaxweynaha Galmudug ee shalay ka dhacaday magaalada Cadaado, islamarkaana madaxweyne loo doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Madaxweynaha Ahlu sunna Sheikh Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay inaysan qusyen doorashadaas, oo uu ku soo baxay Xaaf, islamarkaana xusay inay ahayd mid gaar ah, mowqifkoodiina uu yahay halkiisii.

- Advertisement -

Madaxweynaha la doortay ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf khudbadiisii ugu horeysay ee uu jeediyey shalay waxaa uu ku sheegay inuu wada hadal la furi doono maamulka gobolada dhexe, islamarkaana uu ka mira dhalin doono, inkastoo  Ahlu sunna aysan wali ku qanacsaneen isbadalka hogaanka Galmudug.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories