HomeWararDeg-Deg: Wasiirka howllaha Guud oo lagu dilay Muqdishu

Deg-Deg: Wasiirka howllaha Guud oo lagu dilay Muqdishu

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabaas Cabdullahi Siraaji, ayaa caawa lagu toogtay nawaaxiga Madaxtoyadda ee magaalladda Muqdishu. Cabaas ayaa dhawaan loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud, sidoo kalana waxaa uu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka. Allaha u naxariisto Wasiirka Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Cabaas oo gaari uu saarnaa ay xabad ku fureen ciidanka waxaana socda baaris, sidaasi waxaa yiri Wasiirka […]

- Advertisement -

Cabaas Cabdullahi Siraaji, ayaa caawa lagu toogtay nawaaxiga Madaxtoyadda ee magaalladda Muqdishu.

Cabaas ayaa dhawaan loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud, sidoo kalana waxaa uu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.

- Advertisement -

Allaha u naxariisto Wasiirka Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Cabaas oo gaari uu saarnaa ay xabad ku fureen ciidanka waxaana socda baaris, sidaasi waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta oo la hadlay Radio Dalsan.

Wasiirka ayaa waxaa la sheegayaa in ay dileen ciidan la socday Hantidhowraha Guud ee Qaranka.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco:-

Latest stories