HomeWararHaweeney ka tirsanayd FBI-da Maraykanka oo qiratay inay u safartay Syria iyo...

Haweeney ka tirsanayd FBI-da Maraykanka oo qiratay inay u safartay Syria iyo inuu guursaday Nin ka tirsan Daacish.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Daniela Greene oo Turjumaan  u ahayd Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay inay garwaaqsatay qaladkii ay ugu socdaashay dalka Syria, halkaasi oo uu ku guursaday Fannaan u dhashay dalka Jarmalka oo ka tirsan Kooxda Daacish. Ninkaasi oo soo islaamay ayaa la magac baxay Abu Talxa Al-amaani, waxa uu horey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Daniela Greene oo Turjumaan  u ahayd Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay inay garwaaqsatay qaladkii ay ugu socdaashay dalka Syria, halkaasi oo uu ku guursaday Fannaan u dhashay dalka Jarmalka oo ka tirsan Kooxda Daacish.

Ninkaasi oo soo islaamay ayaa la magac baxay Abu Talxa Al-amaani, waxa uu horey u qaaday Hees uu ku ammaanay Hoggaamiyihii Alqaacida, Usaama Bin Laadin  iyo hees kale oo uu ku cabsi-gelinayey Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Barack Obama.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Daniela Greene ayaa la sheegay in laga debcinayo Xukunkii lagu xukumi lahaa, waxyna ilo ku dhow Xeer-ilaalinta Federalka sheegeen in lagu xukumi doono xabsi 13 sanno iyo bar ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts