HomeWararDEG DEG: Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Muqdisho

DEG DEG: Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka naga soo gaarayo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in goor dhow lagu dilay Askari katirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya, kadib weerar ay ku qaadeen kooxo ku hubeysanaa Bastoolado. Wararka qaar ayaa sheegaya in askarigaasi uu ka tirsanaa ciidanka Asluubta ee dowladda, isla markaana wax yar ka hor ay kooxo hubeysan ku toogteen […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in goor dhow lagu dilay Askari katirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya, kadib weerar ay ku qaadeen kooxo ku hubeysanaa Bastoolado.

Wararka qaar ayaa sheegaya in askarigaasi uu ka tirsanaa ciidanka Asluubta ee dowladda, isla markaana wax yar ka hor ay kooxo hubeysan ku toogteen degmada Wadjir,gaar ahaan xaafada Xaawo-taako.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey dilka askariga, islamaraana sheegay in kooxihii ka danbeeyey ay baxsadeen dilka kadib.

Majirto cid ka hadashay weerarka lagu dilay askarigaas, hase’ahaatee waxaa goobta gaaray ciidan ka tirsan dowladda oo baaritaan ka wada xaafada Xaawo-taako ee degmada Wadajir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories