HomeWararDhageyso: Xaalada adag dhanka nolasha ah ee ka taagan magalada Marka

Dhageyso: Xaalada adag dhanka nolasha ah ee ka taagan magalada Marka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

xili dhibaatooyin iyo dagaal kal duwan ay martisay magalada Marka ee gobolka shabeelada Hoose ayaa arimahas waxa ay saameenta ugu weyn ku yeesheen nolasha shacabka ku dhaqan dagmadaas. Marka ayaa haatan sidoo kale ka jirta colaad u’dhaxeesa labo beelood iyo mid u’dhaxeesa Al-shabaab iyo ciidamada dowlada. C/jaliil oo ku magacdheer suxufi Sandheere waxa uu ka […]

- Advertisement -

xili dhibaatooyin iyo dagaal kal duwan ay martisay magalada Marka ee gobolka shabeelada Hoose ayaa arimahas waxa ay saameenta ugu weyn ku yeesheen nolasha shacabka ku dhaqan dagmadaas.

Marka ayaa haatan sidoo kale ka jirta colaad u’dhaxeesa labo beelood iyo mid u’dhaxeesa Al-shabaab iyo ciidamada dowlada.

- Advertisement -

C/jaliil oo ku magacdheer suxufi Sandheere waxa uu ka mid yahay shacabka ku dhaqan Marka wuxuu ka sheekeenayaan xaalada dagmadaas iyo nolasha shacabka ku dhaqan.

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories