HomeWararCiidamo ka tirsan Puntland oo dilay wiil dhalinyaraa labo dumar ahna dhaawacay

Ciidamo ka tirsan Puntland oo dilay wiil dhalinyaraa labo dumar ahna dhaawacay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

wararka aan ka heleno magalada Galkacyo ee gobolka Muduag ayaa sheegaya in gabaldhicii maanta ciidamo ka tirsan kuwa mamulka Puntland rasaas ay ku rideen garoon lagu ciyaaro kubada oo ku yaala galbeedka Galkacyo ee dhanka Galmudug uu ku dhintay wiil dhalinyara ahaa oo kamid ahaa dhalinta kuba ciyaareesay iyo labo gabdhood oo iyagana kamid ahaa […]

- Advertisement -

wararka aan ka heleno magalada Galkacyo ee gobolka Muduag ayaa sheegaya in gabaldhicii maanta ciidamo ka tirsan kuwa mamulka Puntland rasaas ay ku rideen garoon lagu ciyaaro kubada oo ku yaala galbeedka Galkacyo ee dhanka Galmudug uu ku dhintay wiil dhalinyara ahaa oo kamid ahaa dhalinta kuba ciyaareesay iyo labo gabdhood oo iyagana kamid ahaa dadkii daawanayay ciyaarta.

Taliyaha booliska Mudug ee qeybta Galmudug ayaana dhacda’daan u xaqiijiyay warbahinta wuxuuna intaas ku daray in ay san garaneen sababta ka danbeesa arinkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories