HomeWararDhageyso: Galmudug oo shegtay inuu fashilmay wadahadalkii ay la gali laheed Ahlusuna

Dhageyso: Galmudug oo shegtay inuu fashilmay wadahadalkii ay la gali laheed Ahlusuna

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta mamulka Galmudug Mursal C/raxmaan Axmed oo la hadlay idaacada Dalsan kanamid ah gudiga ee Galmudug u xilsaaratay heshiiska ayaa waxa uu sheegay in ay haatan fashilmatay wadahadalkii la rabay in la’dhaxdhigo Galmudug iyo Ahlusuna. wasiirka waxa uu shegay dowlada in ay sameesay da’daal badan laakiin haatan uu dhowyahay waqtiga lagu […]

- Advertisement -

Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta mamulka Galmudug Mursal C/raxmaan Axmed oo la hadlay idaacada Dalsan kanamid ah gudiga ee Galmudug u xilsaaratay heshiiska ayaa waxa uu sheegay in ay haatan fashilmatay wadahadalkii la rabay in la’dhaxdhigo Galmudug iyo Ahlusuna.

wasiirka waxa uu shegay dowlada in ay sameesay da’daal badan laakiin haatan uu dhowyahay waqtiga lagu balamay in ay dhacdo doorashada si’daas daraadeedna ee san Galmudug waqti badan ku bixineen sii joogitaan Muqdisho.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories