HomeWararDHAGEYSO: Afar Qof oo Cudurka Shubanka Ugu Geeriyootay Gobolka Shabeellaha Dhexe

DHAGEYSO: Afar Qof oo Cudurka Shubanka Ugu Geeriyootay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanada Kumarow, War kulan iyo demada Raage Ceele ayaa ku waramaya inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, islamarkaana, uu soo ritay saacdihi la soo dhaafya in kabadan 40-tan ruux. Wasiirka caafimaadka daryeelka, hooyada iyo dhalaanka maamulka Hirshabeelle Axmed Cabdikariin Maxamed oo kormeer ku jooga deegnaadaas ayaa […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanada Kumarow, War kulan iyo demada Raage Ceele ayaa ku waramaya inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, islamarkaana, uu soo ritay saacdihi la soo dhaafya in kabadan 40-tan ruux.

Wasiirka caafimaadka daryeelka, hooyada iyo dhalaanka maamulka Hirshabeelle Axmed Cabdikariin Maxamed oo kormeer ku jooga deegnaadaas ayaa Radio Dalsan u sheegay in xaalado caafimaad oo daran ay ka jiraan tuulooyinka hoosyimaada Raage ceele iyo degmaduba ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in Afar qof ay cuduka shubanka dartiis ugu geeriyootay tuulooyinka ku dhow Raage Ceele, islamarkaana hada ay la’il daran yihiin 43 kale oo uu soo ritay cudurka shubanka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories