HomeWararWasiirkii Difaaca iyo Taliyihii Ciiddanka ee Dowladda Afganistan oo is wada casilay.

Wasiirkii Difaaca iyo Taliyihii Ciiddanka ee Dowladda Afganistan oo is wada casilay.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynuhu oggolaaday Is-casilaadaasi oo timid, kadib, markii in ka badan 140-Askari lagu dilay Weerar ay Kooxda Daalibaan Jimcihii hore ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla magaalladda Masara-al-shariif. Twitter-ka Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inay is-casileen Wasiirkii Difaaca, C/llaahi Xabiibi  iyo Taliyihii Ciiddanka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynuhu oggolaaday Is-casilaadaasi oo timid, kadib, markii in ka badan 140-Askari lagu dilay Weerar ay Kooxda Daalibaan Jimcihii hore ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla magaalladda Masara-al-shariif.

Twitter-ka Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inay is-casileen Wasiirkii Difaaca, C/llaahi Xabiibi  iyo Taliyihii Ciiddanka Qaranka, Qadaam Shaah Shahiim

- Advertisement -

Ku-simaha Afhayeenka Madaxtooyada Afganistan, Shaah Xuseen Murtazawi ayaa u sheegay REUTERS inay Madaxda isku casileen Weerarkii ka dhacay Masar-al-shariif ee Waqooyiga dalkaasi.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories