HomeWararWAR DEG DEG AH: Kolanyo AMISOM oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeellaha...

WAR DEG DEG AH: Kolanyo AMISOM oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha dhexe, gaar ahaan degmada Mahadaay ayaa ku waramaya in qarax miino lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo marayey degmadaas. Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in Miinada dhulka lagu aaso ay la kacday gaari ay leeyihiin ciidanka AMISOM, oo waxyeelo khasaare ay ka soo gaartay qaraxaas sida […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha dhexe, gaar ahaan degmada Mahadaay ayaa ku waramaya in qarax miino lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo marayey degmadaas.

Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in Miinada dhulka lagu aaso ay la kacday gaari ay leeyihiin ciidanka AMISOM, oo waxyeelo khasaare ay ka soo gaartay qaraxaas sida la sheegay, inkastoo aan la xaqiijin inta uu la egayahay khasaaraha.

- Advertisement -

Ciidanka AMISOM ayaa la sheegay inay rasaas fureen qarax, kadib oo waxyeelo gesytay, waxaana isa soo taraya wararka la xariira khaasaraha qaraxa iyo rasaasta ay fureen AMISOM.

Majirto ilaa iyo hada cid ka hadashay qaraxa oo waxyar ka hor dhacay degmada Mahadaay, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxaas.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories