HomeWararFalalka Burcad-baddeedka oo la sheegay inay u sabab tahay Macluusha iyo Abaarta...

Falalka Burcad-baddeedka oo la sheegay inay u sabab tahay Macluusha iyo Abaarta ka jirta Somalia.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika, General Thomas D. Waldhauser,  ayaa sheegay in Macluusha iyo Abaaraha haatan ka jira Somalia ka dambeeyaan falalka cusub ee Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia. Waxa uu tilmaamay inay Burcad-baddeeda gudaha u galeen dhowr Maraakiibta Ganacsiga wadeen shixnado cunto iyo saliid. Waxa uu intaasi ku daray in inta […]

- Advertisement -

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika, General Thomas D. Waldhauser,  ayaa sheegay in Macluusha iyo Abaaraha haatan ka jira Somalia ka dambeeyaan falalka cusub ee Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

Waxa uu tilmaamay inay Burcad-baddeeda gudaha u galeen dhowr Maraakiibta Ganacsiga wadeen shixnado cunto iyo saliid.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in inta badan Weeraradaasi oo uu ku jiro Markabkii Booyadlaha Shidaalka ee bishii hore lagu afduubtay Xeebaha Somalia ay Burcad-baddeeda qaadeen.

“Diyaar uma nihi inan niraahno waxa jira Isbedel” ayuu yiri General Waldhauser, wuxuuna sii raaciyey inay sii wadi doonan ilaaladda ay ku hayaan Burcad-baddeeda ku sugan Badda Somalia.

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ayaa yimid, kadib, markii ay isaga iyo Xoghayaha Difaaca Maraykanka shir jaraa’id ku qabteen Xeradda Camp Lemonnier ee ay ku leeyihiin dalka Jabuuti.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dib-u-soo-laabashadda falalka Burcad-baddeeda ayaa ku soo beegantay iyado oDFS ee ay QM taageerto ay dagaal kula jiraan Dagaalamayaasha Alshabaab.

Saraakiisha Milliteriga Maraykanka ayaa sheegay inay DFS leedahay Ciiddamo hubeysan oo tiradoodu dhan tahay 12,000 oo Askari.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories