HomeWararDEG DEG: Dab Goor Dhow Kakacay Suuqa Bakaaraha

DEG DEG: Dab Goor Dhow Kakacay Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa goor dhow dab xoogan uu qabsaday qeyb ka mid ah suuqa weyn Bakaaraha ee maagalada Muqdisho, waxaana la soo sheegayaa in dabku uu ku sii faafayo qeybo kale. Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in waxyar ka hor dabka uu qabsaday suuqa, gaar ahaan qeybta alaabta Maacaaunta oo ah meel waxyar u jirta halkii uu […]

- Advertisement -

Waxaa goor dhow dab xoogan uu qabsaday qeyb ka mid ah suuqa weyn Bakaaraha ee maagalada Muqdisho, waxaana la soo sheegayaa in dabku uu ku sii faafayo qeybo kale.

Goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in waxyar ka hor dabka uu qabsaday suuqa, gaar ahaan qeybta alaabta Maacaaunta oo ah meel waxyar u jirta halkii uu bilaawgii sanadkaan kakacay dabkii xooganaa ee suuqa Bakaaraha, waxaana hada gudaha u sii galaya suuqa gawaarida dab damiska, si ay uga hortagan faafida dabkaasi.

- Advertisement -

Lama oga waxa keenay dabka, balse mar qura ayaa la arkay holac iyo qiiq cirka isku shareeray gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, xilli ay tahay Habeen, suuqana ay ka maqanyhiin ganacsatada.

Bilaawgii sanadkaan ayey ahayd, markii uu suuqaan dab qabsaday, waliba xilli Habeen saq dhexe waxaana u baabi’iyey hanti fara badan oo tiilay Bakaaraha, kaa soo ganacsatadu ku sheegeen dabkii ugu xoogana abid ee kakaca suuqa Bakaaraha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories