HomeWararXiisad u dhaxeesa ciidamada dowlada iyo kuwa Jabuuti oo ka taagan Buulo-burde

Xiisad u dhaxeesa ciidamada dowlada iyo kuwa Jabuuti oo ka taagan Buulo-burde

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

wararka aan ka heleeno dagmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaas laga dareemayo xiisad u dhaxeesa ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti. xiisadan ayaa timid kadib markii magaladaasi lagu dilay askari ka tirsan ciidmada Jabuuti,kaa oo la sheegay kooxihii dilay in ay goobta ka baxsadeen. dilka kadib ayaa ciidmada Jabuuti xili ay […]

- Advertisement -

wararka aan ka heleeno dagmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaas laga dareemayo xiisad u dhaxeesa ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti.

xiisadan ayaa timid kadib markii magaladaasi lagu dilay askari ka tirsan ciidmada Jabuuti,kaa oo la sheegay kooxihii dilay in ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

dilka kadib ayaa ciidmada Jabuuti xili ay baaritaano ka wadeen aaga uu dilka ka dhacay ayaa la sheegayaa in ay ka shakiyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada taa oo keentay in ay rasas iswiidaarsadaan .

xiisadan ayaa wali ka taagan dagmada Buulo-burde waxaana ilaa iyo haatan socda dhax-dhaxaadinta iyo xal ka gaarista xiisada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories