HomeWararDHAGEYSO: Guddoomiyaha Ceel Cali ” Waxaa Gaajo iyo Haraad Darteed Degmada Ugu...

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Ceel Cali ” Waxaa Gaajo iyo Haraad Darteed Degmada Ugu Dhintay 33 Qof ”

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha degmada Ceel Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay heerka dhibaato ee abaarta ka jirta gobolka Hiiraan, gaar ahaan degmada Ceel Cali iyo Nawaaxigeeda, waxaana uu sheegay in xaalado adag oo dhinaca nolosha ay ka taaganyihiin gobolka. Gudoomiye Abiikar ayaa Radio Dalsan u sheegay inay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Ceel Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay heerka dhibaato ee abaarta ka jirta gobolka Hiiraan, gaar ahaan degmada Ceel Cali iyo Nawaaxigeeda, waxaana uu sheegay in xaalado adag oo dhinaca nolosha ay ka taaganyihiin gobolka.

Gudoomiye Abiikar ayaa Radio Dalsan u sheegay inay gaajo iyo haraad 12 tuulo oo hoosyimaada degmada Ceel Cali ugu dhinteen 33 qof, markii ay waayeen wax ay cuanaan iyo wax ay cabaan.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada majirto wax laga qabtay dhibaatadaas, sida uu inoo sheegay guddoomiyaha Ceel Cali oo ku baaqay in loo soo gurmado dadkaas, si loo badbaadiyo nolosha dadkale oo halis ugu jira inay gaajo u dhintaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories