HomeWararMadaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Africa oo kulan la Qaatay Jawaari iyo xubno...

Madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Africa oo kulan la Qaatay Jawaari iyo xubno kamid ah Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Waxaa xalay madaxtooyada Soomaaliya xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey guddomiyaha xiriirka kubada cagta ee Africa Axmed Axmed oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay guddoomiyaha baarlamanaaka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari iyo qaar ka mid golaha wasiirada. Wasaarada ciyaaraha ee xukuumada ayaa soo qaban qaabisay kulankaasi, waxaana wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo […]

- Advertisement -

Waxaa xalay madaxtooyada Soomaaliya xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey guddomiyaha xiriirka kubada cagta ee Africa Axmed Axmed oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay guddoomiyaha baarlamanaaka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari iyo qaar ka mid golaha wasiirada.

Wasaarada ciyaaraha ee xukuumada ayaa soo qaban qaabisay kulankaasi, waxaana wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo kulanka ka hadashay ay sheegtay in guddoomiyaha CAF uu ku soo wareegay garoomada kubada cagta ee Muqdisho, islamarkaana ay tilmaamatay in la dhisi doono garoomada kale ee u baahan dib u dayactirka.

- Advertisement -

Halkaan hose ka dhageyso Codka.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories