HomeWararDiyaarado Gargaar Sida oo ka Dagay Garoonka Magaalada Guri ceel ee Gobolka Galgaduud

Diyaarado Gargaar Sida oo ka Dagay Garoonka Magaalada Guri ceel ee Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa goor dhow garoonka diyaaraha degmada Guri Ceel ee gobolka Galgaduud ka dagay laba diyaarad oo sida gargaar oo ay dowlada soomaaliya u dirtay gobolka Galgaduud. Gurmadkaas waxaa loogu tala galay dadka ay saameysay abaarta  ee ku dhaqan degmooyin  iyo deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo goobolkaas xaalado daran laga warinayey mudooyinkan dabe. Ra’isul […]

- Advertisement -

Waxaa goor dhow garoonka diyaaraha degmada Guri Ceel ee gobolka Galgaduud ka dagay laba diyaarad oo sida gargaar oo ay dowlada soomaaliya u dirtay gobolka Galgaduud.

Gurmadkaas waxaa loogu tala galay dadka ay saameysay abaarta  ee ku dhaqan degmooyin  iyo deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo goobolkaas xaalado daran laga warinayey mudooyinkan dabe.

- Advertisement -

Ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa xalay waxaa uu sheegay in  gurmad loo dirayo degmada Dhuusa mareeb iyo nawaaxigeeda, si wax loo qabto dhibaatooyinka abaaraha ee ka jira deegaanadaas, waxaana isla maanta Guri ceel laba diyaarad oo sida gargaar, iyadoo la filayo in maalinta beri diyaarad kale oo sida daawooyin ay ka dagto degmadaas, si wax looga qabto xaalaha caafimaad ee ka jira deegaano ka mid ah Galgaduud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories