HomeWararDHAGEYSO: Maamulka Baardheere Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo ka Wada Hadlay...

DHAGEYSO: Maamulka Baardheere Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo ka Wada Hadlay Sugida Amaanka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo kulan gaar ah ku qaatay maamulka degmadaas iyo mdaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo socdaal shaqo ku tagay Baardheere, waxaana ay ka wada hadleey qodobo muhiim ah oo ku aadan amaanka iyo dagaalka Alshabaab. Guddoomiye ku xigeenka degmada Baardheere Ismaaciil Sheikh Cabdi Qorax ayaa Radio Dalsan uga waramay kulankaas, […]

- Advertisement -

Waxaa gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo kulan gaar ah ku qaatay maamulka degmadaas iyo mdaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo socdaal shaqo ku tagay Baardheere, waxaana ay ka wada hadleey qodobo muhiim ah oo ku aadan amaanka iyo dagaalka Alshabaab.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Baardheere Ismaaciil Sheikh Cabdi Qorax ayaa Radio Dalsan uga waramay kulankaas, iyo waxyaabihii looga hadlay, waxaana uu sheegay in qodobada laga hadlay ay ugu muhiim sanaayeen sugida amniga gobolka iyo sidii go’doonnka looga saari lahaa deegaanada qaar ee gobolka Gedo, oo uu xusay in qorshuhu yahay in la furo wadooyinka go’doonsan.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories