HomeWararBeesha Caalamka oo soo dhaweeysay Natiijadii ka soo baxday Wada-tashigii DFS iyo...

Beesha Caalamka oo soo dhaweeysay Natiijadii ka soo baxday Wada-tashigii DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Saxiibadda Caalamka ee Somalia ayaa soo dhaweeyey Go’aanadii ay qaateen DFS iyo Maamul-gobaleedyadda oo Kulankii Wad-Tashiga ee ay ku yeeshay magaalladda Muqdisho. War-murtiyeed ay soo saareen QM, Hawlgalka AMISOM, IGAD, EU, Talyaaniga, Sweden, Turkiga, Ethiopia, UK iyo Maraykanka waxay si wadajir ah ku taageereen Natiijadda ka soo baxay Wada-xaajoodkii Wada-tashiga ee DFS iyo Maamul-gobaleedyadda. Saaxiibadda […]

- Advertisement -

Saxiibadda Caalamka ee Somalia ayaa soo dhaweeyey Go’aanadii ay qaateen DFS iyo Maamul-gobaleedyadda oo Kulankii Wad-Tashiga ee ay ku yeeshay magaalladda Muqdisho.

War-murtiyeed ay soo saareen QM, Hawlgalka AMISOM, IGAD, EU, Talyaaniga, Sweden, Turkiga, Ethiopia, UK iyo Maraykanka waxay si wadajir ah ku taageereen Natiijadda ka soo baxay Wada-xaajoodkii Wada-tashiga ee DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.

- Advertisement -

Saaxiibadda Beesha Caalamka waxay ku bogaadiyeen Hoggaamiyayaasha DFS iyo kuwa Maamul-gobaledyadda horumarka Siyasadeed ee ay gaareen. Gaar ahaan Arrimaha Ammaanka Qaranka, Abaaraha iyo La-dagalanka musuq-maasaqa.

Ergayga Khaska ee Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu Heshiiskaasi muujinayo Guul weyn oo Taariikhi ah oo ay dadka Soomaaliyeed gaareen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories