HomeWarar(SAWIRO): Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, Xildhibaano iyo Fannaan booqday Degmadda Dayniile.

(SAWIRO): Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, Xildhibaano iyo Fannaan booqday Degmadda Dayniile.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Taabid Cabdi Maxamed waxa uu maanta booqday Degmadda Dayniile, iyado ay wehliyaan Wasiirka Amniga gudaha ee XFS, Cabdi Faarax Juxa, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow, Xildhibaano kale, Mas’uuliyiin iyo Fannaan ay ka mid ahaayeen Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keyow. Guddoomiyaha iyo Madaxda kale waxaa lagu soo dhaweeyey Hotelka Tropical; […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Taabid Cabdi Maxamed waxa uu maanta booqday Degmadda Dayniile, iyado ay wehliyaan Wasiirka Amniga gudaha ee XFS, Cabdi Faarax Juxa, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow, Xildhibaano kale, Mas’uuliyiin iyo Fannaan ay ka mid ahaayeen Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keyow.

Guddoomiyaha iyo Madaxda kale waxaa lagu soo dhaweeyey Hotelka Tropical; Village ee Degmadda Dayniile, halkaasi oo Madaxda ku daawadeen Bandhig Faneed iyo Khudbado.

- Advertisement -

Waxay kaloo Wafdiga soo booqdeen Isbitaalka weyn ee Dayniile, Saldhigga Boliska iyo Xarunta Maamulka Degmadda Dayniile.

Waa socdaalkii ugu horreeyey ee uu Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir, tan iyo markii uu xilkaasi si rasmi ahaan ula wareegay habeen hore.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories