HomeWararNin Maraykan oo sheegay inuu  jeclaan lahaa inuu arko Calanka Daacish oo dul...

Nin Maraykan oo sheegay inuu  jeclaan lahaa inuu arko Calanka Daacish oo dul suran Aqalka Cad

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waaxda Caddaaladda ee dalkaasi ayaa sheegtay in shalay la qabtay Labo nin oo lagu eedeeyey inay doonayeen inay taageeraan Kooxda Daacish. Mid ka mid ah Eedeysanayaasha ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Calanka Jihadistayaasha Daacish  oo ka dul babanaya Dhismaha Aqalka Cad ee looga taliyo dalkaasi. Labada Eedeysane oo lagu kala magacaabo Joseph Jones […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Caddaaladda ee dalkaasi ayaa sheegtay in shalay la qabtay Labo nin oo lagu eedeeyey inay doonayeen inay taageeraan Kooxda Daacish.

Mid ka mid ah Eedeysanayaasha ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Calanka Jihadistayaasha Daacish  oo ka dul babanaya Dhismaha Aqalka Cad ee looga taliyo dalkaasi.

- Advertisement -

Labada Eedeysane oo lagu kala magacaabo Joseph Jones iyo Edward Schimenti ayaa shalay la soo taagay magaalladda Chicago, wuxuuna Garsooraha sheegay in maalinta Isniinta la dhegeysan doono Kiiskooda.

Eedeysanayaasha waxay u xog warameen labo Askari oo dhar cad ah, kan tirsan FBI-da iyo Nin kale oo la shaqeeya Hay’adaha Ammaanka, waxayna u sheegeen inay taageersan yihiin Daacish, iyagoo Baraha Bulshadda soo dhigay iyagoo isku sawiray

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts