HomeWararKooxda Xuutiyiinta oo Saxafi Yemeni ah ku xukuntay dil.

Kooxda Xuutiyiinta oo Saxafi Yemeni ah ku xukuntay dil.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maxkamad ay leeyihiin Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa waxay dil ku xukuntay Saxafi lagu magacaabo Yaxya C/raqiib Al-jubayhi, kaasi oo ay ku eedeeyeen inuu ka taageero Dowladda sharciga ee Yemen weeraradda ay ka geystaan Deegaanadda ay Xuutiyiinta maamulaan. Saxafigaasi ayaa la la’aa tan iyo bishii September ee sannadkii tegay, xilligaasi oo ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta soo qafaasheen. Waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ay leeyihiin Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa waxay dil ku xukuntay Saxafi lagu magacaabo Yaxya C/raqiib Al-jubayhi, kaasi oo ay ku eedeeyeen inuu ka taageero Dowladda sharciga ee Yemen weeraradda ay ka geystaan Deegaanadda ay Xuutiyiinta maamulaan.

Saxafigaasi ayaa la la’aa tan iyo bishii September ee sannadkii tegay, xilligaasi oo ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta soo qafaasheen.

- Advertisement -

Waa markii ugu horreysay ee Saxafi xukun dil ah lagu gudaha dalkaasi.
Dhinaca kale, Wasiirkii hore ee Xuquuqda Aadanaha ee dalka Yemen, Xuriyah Mash-huur ayaa sheegtay inay ka soo horjeedaan Xukunka lagu riday Yaxya C/raqiib Al-jubayhi.
Saxafigaasi waxa uu ka mid yahay ugu yaraan 36 Dhqdhaqaaqyahan oo la soo taagay Maxkamadda Xuutiyiinta ku leeyihiin magaalladda Sanca.
©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts