HomeWararNin Soomali oo ay Boliska Maraykanka naafeeyeen oo muteysan kara Xabsi Dhaqan-celin...

Nin Soomali oo ay Boliska Maraykanka naafeeyeen oo muteysan kara Xabsi Dhaqan-celin ah

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Abdullahi “Abdi” Mohamed ayaa la soo taagay Maxkamadda dadka aan qaan-gaarin, isagoo lagu soo oogay fal-dembiyeedyadda Dhac iyo Daroogo.

Eedeysanaha oo haatan 18-jir ah ayaa waxa bishii Febtuary ee sannadkii hore toogtay Askar, xilli uu ku sugnaa meel ka baxsan goob y dugaalsadaan dadka aan guryah lahayn.

Toogashadaasi waxay horseeday rabshdo iyo degnnsho la’aan.

Xeer-ilaaliyaha Degmadda Salt Lake, Sim Gill waxa uu sannadkii hore meesha ka saaray inay wax qalad ah sameeyeen 2-dii Sarkaal ee toogatay Abdullahi “Abdi” Mohamed, madaama uu isagu si xun bir ugu dhaawacay nin kale o oay ku murmeen kharaj Droogo oo dhan $1.05

Mamulayaasha ayaa ka fekeraya in Abdullahi “Abdi” Mohamed dhaqncelin ahaan loo geeyo Xrumha ay ku jiraan Dembiilayaasha aan qaarin iyo in loo gudbiyo Xabsiyadda Dadka waa weyn.

Agaasimaha Xarunta Caddaaladda Dembiilayaasha “The Utah Criminal Justice Center”, Robert Butters ayaa sheegay inay Cilmi-vaaris muujinayso haddii dadka yar lagu tuuro Xabsiyadda dadka waa weyn inay ka baran doonaan sidii ay u noqon lahaa Dembiilayaal aad u wanaagsan.

Waxa uu ku taliyey in dadka weyn ee dhallinyarada ah sida Abdullahi “Abdi” Mohamed in lagu  hayo Xarun iyaga lagu badbaadin karo.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories