HomeWararDhageyso: Ciidamada Galmudug oo ajaanib hor-leh soo furatay iyo iska hor'imaadyo dhacay

Dhageyso: Ciidamada Galmudug oo ajaanib hor-leh soo furatay iyo iska hor’imaadyo dhacay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

sida uu dalsan u xaqiijiyay Yoonis Abshir Daleel oo ah afhayeenka deegaanka Wazil ee maamulka Galmudug ciidamo ka tirsan maamulkaasi ayaa sameeyay howlgalo balaaran ay ku soo furanayaan ajaanib afduub ahaan logu heestay qeebo kamid ah Mudug. Yoonis ayaa sheegay in sacadihii laga soo gudbay lagu guuleestay in la soo furto ajaanib horleh asagoona sheegay […]

- Advertisement -

sida uu dalsan u xaqiijiyay Yoonis Abshir Daleel oo ah afhayeenka deegaanka Wazil ee maamulka Galmudug ciidamo ka tirsan maamulkaasi ayaa sameeyay howlgalo balaaran ay ku soo furanayaan ajaanib afduub ahaan logu heestay qeebo kamid ah Mudug.

Yoonis ayaa sheegay in sacadihii laga soo gudbay lagu guuleestay in la soo furto ajaanib horleh asagoona sheegay inta uu howlgalka socda in ay jiraan iska hor’imaadyo dhaxmaray ciidamada Galmudug iyo kooxda burcadbadeeda

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories