HomeWararRaashiya oo Duqeyntii Syria kadib Markab Dagaal u dirtay Saldhigga ay ku...

Raashiya oo Duqeyntii Syria kadib Markab Dagaal u dirtay Saldhigga ay ku leeyihiin dalkaasi.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ilo-wareed ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS  in Markab dagal uu ku soo wajahan yahay Sdlhigga Ciiddanka Badda ee ay Rashiya ku leeyihiin magaalldda Tartus ee dalka Syria, kadib, markii ay Ciiddanka Maraykanka duqeeyeen Saldhig ku yaalla dalka Syria. Markabkaasi oo ka soo shiraacdy Badda Black Sea ayaa la filayaa inuu isla maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo-wareed ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS  in Markab dagal uu ku soo wajahan yahay Sdlhigga Ciiddanka Badda ee ay Rashiya ku leeyihiin magaalldda Tartus ee dalka Syria, kadib, markii ay Ciiddanka Maraykanka duqeeyeen Saldhig ku yaalla dalka Syria.

Markabkaasi oo ka soo shiraacdy Badda Black Sea ayaa la filayaa inuu isla maanta soo gaaro Dekedda magaalladda Tartus oo uu sii joogi doono muddo 30-maalmood.

- Advertisement -

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka habeen hore duqeeyeen Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Shayraat oo ku yaalla Gobalka Xomos ee dalka Syria.

Maraykanka ayaa sheegay in Diyaaradihii Sunta Kiiminkadda ku duqeeyey  Degmadda Khan Shaykhuun ka soo kaceen Saldhigaasi.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts