HomeWararKu-dhawaad 60,000 oo Qaxooti ah oo dib uga soo laabtay Xeryaha Kenya.

Ku-dhawaad 60,000 oo Qaxooti ah oo dib uga soo laabtay Xeryaha Kenya.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hadal-qoraal oo ay Hay’adda QM ugu qabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR soo saartay aya lagu sheegay in ay Somalia dib ugu soo laabteen Qaxooti tiradoodu dhan tahy 59,820 qof tan iyo bishii December 2014-kii oo la bilaabay Qorshaha Dib-u-soo-celinta Qaxootiga Somalia ee ku sugan Xeryaha Kenya. Warbixinta Toddobaadlaha ee UNHCR aya lagu sheegay in 3,786 […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay Hay’adda QM ugu qabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR soo saartay aya lagu sheegay in ay Somalia dib ugu soo laabteen Qaxooti tiradoodu dhan tahy 59,820 qof tan iyo bishii December 2014-kii oo la bilaabay Qorshaha Dib-u-soo-celinta Qaxootiga Somalia ee ku sugan Xeryaha Kenya.

Warbixinta Toddobaadlaha ee UNHCR aya lagu sheegay in 3,786 Qaxooti Soomaali ah lga taageeray  inay Somalia ku so olaabtaan labadii isbuuc ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

UNHCR waxay kaloo sheegtay in 21,940 Qaxooti ah isku diiwaan-geliyeen inay si iskooda ah ugu soo laabtaan dalkooda hooyo.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, mrkii ay Hoggaamiyayaasha dalalka IGADshirweyne ku yeesheen magaaalladd Nairobi bishii March, taasi oo l isku rcy in Qaxootiga loo fududeeyo Tas-hiilaadka, si ay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories