HomeCaalamkaMaxaa caawa ka socda dalka Sweden?

Maxaa caawa ka socda dalka Sweden?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay booliska Sweden. Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dhacdadan oo ka dhacday waddo mashquul badan oo ku taaalla aaga Drottninggatan. Ra’iisalwasaaraha Sweden, Stefan Lofven waxa uu sheegay inay suuragal tahay inuu yahay weerar ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay booliska Sweden.

Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dhacdadan oo ka dhacday waddo mashquul badan oo ku taaalla aaga Drottninggatan.

- Advertisement -

Ra’iisalwasaaraha Sweden, Stefan Lofven waxa uu sheegay inay suuragal tahay inuu yahay weerar ay ‘argagixiso’ ka dambeysay.

Waxa uu intaasi ku daray in hal qof la xiray. Ra’isalwasaaruhu Faahfaahin kale ma bixinin.

Shirkadda leh gaariga xamuulka ah ee dadka la jiirsiiyay ayaa sheegtay in gaarigaasi la afduubay saaka.

- Advertisement -

Gaariga ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha magaalada

Wali lama garanyo in labada dhacdo ay xiriir leeyihiin iyo in kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts