HomeWararNin Muslim ah oo Lo’ ka iibsaday dadka Hinduuska ee Lo’da caabuda...

Nin Muslim ah oo Lo’ ka iibsaday dadka Hinduuska ee Lo’da caabuda oo la dilay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Boliska dalkaasi ayaa sheegay in Ninkaasi uu u geeriyooday dhaawcyo ay dhowr malmood ka hor u geysteen dadka Lo’da caabuda, ee ku nool Degmadda Behror ee Gobalka Rajasthan ee Galbeedka dalkaasi. Marxuumka la dilay oo la oran jirey Pehlu Khaan ayaa shalay u geeriyooday jir-dil ay kooxo Hinduuus ah u geysteen isaga iyo 14-nin oo […]

- Advertisement -

Boliska dalkaasi ayaa sheegay in Ninkaasi uu u geeriyooday dhaawcyo ay dhowr malmood ka hor u geysteen dadka Lo’da caabuda, ee ku nool Degmadda Behror ee Gobalka Rajasthan ee Galbeedka dalkaasi.

Marxuumka la dilay oo la oran jirey Pehlu Khaan ayaa shalay u geeriyooday jir-dil ay kooxo Hinduuus ah u geysteen isaga iyo 14-nin oo kale oo Muslimiin ah maalintii Sabtida ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Sababaha loo dilay Marxuumkaasi ayaa la sheegay inay ahayd inay isaga iyo ragga kale  Lo’ ka  soo iibsadeen Carwo lagu soo bandhigo Lo’da.

Qowmiyadda Hinduuska oo 80% ka ah tirada guud ee dadka ku nool dalkaasi ayaa rumeysan in Lo’da u tahay wax la caabudo.

Inta badan Goballadda Hindiya waxa laga mamnuucay in Lo’da la qalo ama la iibiyo Hilibkooda.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories