HomeWararUgu yaraan 28 qof oo rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka...

Ugu yaraan 28 qof oo rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Syria.

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dowladda Syria shalay duqeeyeen magaalladda Duuma, halkaasi oo lagu dilay 22 qof oo rayid ah o oy ku jireen ugu yaraan 2 carruur ah. Weriye ka tirsan Wakaalladda Wrarka AFP oo booqday Isbitaalka magaalladaasi yaa sheegay inuu ku soo arkay dad badan oo dhaawac ah, […]

- Advertisement -

Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dowladda Syria shalay duqeeyeen magaalladda Duuma, halkaasi oo lagu dilay 22 qof oo rayid ah o oy ku jireen ugu yaraan 2 carruur ah.

Weriye ka tirsan Wakaalladda Wrarka AFP oo booqday Isbitaalka magaalladaasi yaa sheegay inuu ku soo arkay dad badan oo dhaawac ah, kuwaasi oo isugu jiray rag, haween iyo carruur.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Duqeyn ka dhacday Degmooyinka Sabq iyo Harasta lagu dilay 5 qof oo dheeraad ah, sida ay sheegeen Kooxda La-socota dagaalka Syria.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories