HomeWarar(Sawirka iyo magaca): Ninkii fuliyey Is-qarxintii ka dhacay magaalladda Saint Peterburg ee...

(Sawirka iyo magaca): Ninkii fuliyey Is-qarxintii ka dhacay magaalladda Saint Peterburg ee  Raashiya.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

  Hay’adda Ammaanka ee dalka Karakhistan (Kyrgyzstan.) ayaa xaqiijisay inuu nin u dhashay dalkooda, balse haysta Dhalashada Raashiya uu fuliyey Is-qarxintii shalay galab lala beegsaday goob laga raaco Tareenadda oo ku taalla magaalladda Saint Peterburg oo ah magaalladda Labaad ee ugu weyn dalka Raashiya. Afhayeenadda Hay’adda Ammaanka ee Karakhistan, Rakhaan Salimanov ayaa sheegtay in Ninka weerarka […]

- Advertisement -

 

Hay’adda Ammaanka ee dalka Karakhistan (Kyrgyzstan.) ayaa xaqiijisay inuu nin u dhashay dalkooda, balse haysta Dhalashada Raashiya uu fuliyey Is-qarxintii shalay galab lala beegsaday goob laga raaco Tareenadda oo ku taalla magaalladda Saint Peterburg oo ah magaalladda Labaad ee ugu weyn dalka Raashiya.

- Advertisement -

Afhayeenadda Hay’adda Ammaanka ee Karakhistan, Rakhaan Salimanov ayaa sheegtay in Ninka weerarka geystay la oran jirey Akbarzohon Jalilov , kaasi oo sannadkii 1995-kii ku dhashay magaalladda Osh ee dalka Kyrgyzstan.

Dhinaca kale, dalkaasi oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Asiawaxaa ku nool 6 million oo qof oo badankooda Muslimiin ah.

- Advertisement -

Dalkaasi waxay Siyaasad ahaan Xulufo la yihiin Raashiya, waxaana ku yaalla Saldhig Milliteri oo ay Askar Raashiyaan ah ku sugan yihiin.

Qarixii shalay ka dhacay Bosteejadda laga raaco Tareenadda ee magaalladda    waxaa ku dhintay 11-qof, halka ay 45 kalena ku dhaawacmeen.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories