HomeWararDonald Trump oo uga tacsideeyey Putin qaraxii ka dhacay Raashiya.

Donald Trump oo uga tacsideeyey Putin qaraxii ka dhacay Raashiya.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne Trump  oo Telefoonka kula hadlay dhigiisa Raashiya, Vladamir Putin ayaa sheegay inay ka xun yihiin dadkii ku geeriyooday Qarixii shalay ka dhacay goob Tareenadda laga raaco oo ku taalla magalldda St Petersburg. Trump waxa uu sheegay inay Dowladda Maraykanka taageersan yihiin in Sharciga la hor keeno dadkii ka dmbeeyey qarxaasi oo ay ku geeriyodeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Trump  oo Telefoonka kula hadlay dhigiisa Raashiya, Vladamir Putin ayaa sheegay inay ka xun yihiin dadkii ku geeriyooday Qarixii shalay ka dhacay goob Tareenadda laga raaco oo ku taalla magalldda St Petersburg.

Trump waxa uu sheegay inay Dowladda Maraykanka taageersan yihiin in Sharciga la hor keeno dadkii ka dmbeeyey qarxaasi oo ay ku geeriyodeen 11-qof, halka 45-kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wakaalladda Wararka Raashiya ee INTERFAX ayaa ka soo xigatay Hy’addaha Xoojinta Ammanka in la tuhunsan yahay inuu qaraxaasi ahaa fal Is-qarxin ah.

Ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi ka dhacay magaalladda 2-aad ee ugu weyn dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts