HomeWararWasiiro iyo Maamul-gobaleedyo u hambaalyeeyey Radio Dalsan.

Wasiiro iyo Maamul-gobaleedyo u hambaalyeeyey Radio Dalsan.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Iyadoo lagu guda-jiro Dabaal-degga Munaasabadda 5-guuradii ka soo wareegtay Asaaska Dalsan Radio ayaa waxaa  iska soo daba dhacayo Hambalyadda ay Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda u soo dirayaan Madaxda iyo Shaqaalaha Dalsan Radio. Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yariisow”  waxa uu Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan la wadaagay Dabaaldegga […]

- Advertisement -

Iyadoo lagu guda-jiro Dabaal-degga Munaasabadda 5-guuradii ka soo wareegtay Asaaska Dalsan Radio ayaa waxaa  iska soo daba dhacayo Hambalyadda ay Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda u soo dirayaan Madaxda iyo Shaqaalaha Dalsan Radio.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yariisow”  waxa uu Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan la wadaagay Dabaaldegga Munaasabadda 5-guuraddii ka soo wareegtay markii la asaasay Dalsan Radio (Bishii April 2-dii ee sannadkii 2012-kii).

- Advertisement -

Wasiir C/raxmaan Yariisow ayaa Bartiisa Twitter-ka soo dhigay Hambalyadda 5-guuradii Radio Dalsan, wuxuuna sheegay inay qiimo weyn u samaynayso Tabarucaadda lagu horumatinayo Warbnaahinta Somalia.

Congratulations to @DalsanFM for its 5th Anniversary and making valuable contributions to Media development in #Somalia #RadioDalsanAt5

Sidoo kale, Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Dhallinyarada iyo Sport-ga ee XFS, ayaa iyadana Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan la wadaagtay 5-guuradii ka soo wareegtay markii Radio Dalsan la dhidbay.

- Advertisement -

Qoraal ay Barteeda Twitterka soo dhigtay ayey Wasiir Khadiija Mxamed Diiriye ku xustay Doorka Rdio Dalsan ee Horumarinta Saxaafdda.

Dhinaca kale, Wasiirkii Qorsheynta iyo Iskaashiga Calaamiga ee XFS ee aan xilka wareejinin, C/raxmaan Caynte ayaa isagana u hambalyeeyey Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan.

Wasiir Caynte ayaa Bartiisa Twitter-ka soo dhigay Hambalyadda 5-guuradda Radio Dalsan, wuxuuna Radio Dalsan u rajeeyey sanooyin badan oo soo socda Insha Allaahu.

 Congratulations to @DalsanFM for 5 years of excellent journalism. Many more years to come InshaAllah. #DalsanRadioAt5

Sidoo kale, Madaxweyne-xigeenka Dowlad-gobaleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Carabeey ayaa isagana Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan ugu haambalyeeyey Munaasabadda 5-guuradda Radio Dalsan.

 

Waxa uu sheegay isagoo ku hadlayo magaca Madaxda Dowlad-gobaleedka Galmudug iyo Dadweynaha Reer Galmudug inuu u hambalyeynayo Madaxda iyo Shaqaalaha Radio Dalsan, wuxuuna u rajeeyey Horumar.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories